Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

[DOWNLOAD] "Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida" by Ruqiya Cabdi * eBook PDF Kindle ePub Free

Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida

📘 Read Now     📥 Download


eBook details

  • Title: Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida
  • Author : Ruqiya Cabdi
  • Release Date : January 18, 2020
  • Genre: Parenting,Books,Nonfiction,Social Science,
  • Pages : * pages
  • Size : 329 KB

Description

Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho,adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaad la'aan. Kala duwanaanshaha u dhaxeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub oo ay ku korinayaan carruurtooda ayaa u muuqan kara mid adag in laga gudbo.

Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirigelinayaa xiriir caafimaad oo ka dhexeeyo waalidka iyo ilmaha isagoo aan isticmaalaynin xeeladaha waxtarka leh keli ah, bal diiradda saaraya jaceylka iyo xanaanada aabaha iyo hooyada ay u qabaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leedahay waxbarashada hore iyo cayaarta, maalgelinta waalidka, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheelitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada. Ruqiya Cabdi waxey waalid kasta ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa iyadoo tixgelineyso dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaab dhismeedka bulsho ee jira.

Ilmakorinta Habboon wuxuu waalidiinta tusinayaa caawimaad inta ay usii gudbayaan wadan iyo dhaqan cusub, wuxuuna si quman u buuxinayaa daldaloolada jira isla markaana dhisayaa xiriirka u dhexeeya waalidka iyo ilmaha.


PDF Books Download "Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida" Online ePub Kindle